Nagala soo Xiriir

Toos ula hadal Macallinka
Download SYPE

Islamic Clock


Islamic Links
Visitor Counter
Kalimadda Soo Dhaweynta

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaah Wa-barakaatuhu,

Machadka Daarulfalaax waxa uu ugu bushaareynayaa bulsho-weynta Soomaaliyeed in uu u diyaariyay waxbarasho tayo leh, machadku waa machad caalamiya oo ka shaqeeya, kana hawl gala dhammaan daafaha dunida meel kasta oo aad joogto.

Machadku waxa uu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh oo ku baxeysa qaab casri ah oo hore loo tijaabiyay laguna guulaystay. 

Machadku waxa uu ku baxayaa qaab casri ah oo ah online maqal iyo muuqaal ah, kama dhaco macalin ku hor jooga sidii macalin ku hor jooga ayuu macallinku casharka kaaga saxayaa.

 

  • - Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  • - Barashada Qiraa'ada Qur'aanka
  • - Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  • - Barashada Tawxiidka saxda ah
  • - Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW) 
  • - Barashada Salaada iyo Waysada
  • - Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  • - Barashada Luuqada Carabiga

 


Ka faa'iideysi habboon

Muxaadarooyin
Keydka Muxaadarooyinka » »
Maqal iyo Muuqaal
Keydka Maqalka iyo Muuqaalka » »
Wararka & Dhacdooyinka

Kusoo dhawaada Macahadka caalamiga ah ee Daarulfalaax

Machadka Daarulfalaax waxa uu ugu bushaareynayaa bulsho-weynta Soomaaliyeed in uu u diyaariyay waxbarasho tayo leh.
Read More →
Keydka Wararka & Dhacdooyinka » »